image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Khasaare ka dhashay qarax ka dhacay magaalada Baraawe

Baraawe (Onkod Radio)— Wararka Onkod uu ka helayo magaalada Baraawe ee Shabeelllaha Hoose ayaa sheegaya in halkaas goordhaw qarax...

Qaramada Midoobay oo ka digtay macluusha ugu daran ee Abaaraha Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio)— War kasoo baxay isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa laga digay...

Israa’iil: ‘Weriye Shireen Abu Akleh waxay u badan tahay inuu askarigeenna dilay’

Falastiin (Onkod Radio)— Millitariga Israa'iil ayaa sheegay "inay aad ugu badan tahay" askari ciidamadooda ka tirsan inuu dilay weriye...

4 qof oo lagu toogtay maanta Somaliland.

Hargeysa (Onkod Radio)— Meel fagaara ah oo banaanka Xabsiga Mandheera ee Somaliland ayaa Maanta oo Talaada ah lagu toogatay...

Al-Shabaab oo dab-qabadsiiyay tuulooyin hoos taga Baxdo

Muqdisho (Onkod Radio)— Kooxda Al-Shabaab ayaa dab qabadsiiyay qaar ka mid ah tuulooyinka hoos taga degmada Baxdo ee gobolka...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirrada maaliyadda ee maamul goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio)— Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa furay shirka maaliyadda dalka oo ay...

Shirka DF & Dowlad- Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (Onkod Radio)— Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta...

Ra’ila Odinga oo sheegay in uu ixtiraamayo go’aanka Maxkamadda Sare ee Kenya

Nairobi (Onkod Radio)— Musharrixii doorashada lagaga guuleystay ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in uu ixtiraamayo go’aan kasoo baxay...

Xamse Cabdi Barre ” Dalkeenna maanta xor ma ahan ”

Muqdisho (Onkod Radio)— Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in wax laga xumaado ay tahay...

Maxkamadda Sare ee Kenya oo taageertay guushii William Ruto

Muqdisho (Onkod Radio)— Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa taageertay maanta oo Isniin a natiijada doorashadii uu ku dhawaaqay guddiga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.