image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Golaha Wasiirrada oo bagaadiyay Abaabulka Beelaha dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah...

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro

Ankara (Onkod Radio) — Wasaarada Arimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan...

”Inta hub Xamar dhex ceegaago amni lama xasilin karo Shabaabna lagama adkaan karo ”

Muqdisho (Onkod Radio) — Hubka ugu badan Soomaaliya waxaa u yaallaa Muqdisho iyo duleedkeeda. Rag baa waxa ay ka...

Ukraine ayaa sheegtay inay Soomaaliya Gargaar usoo direyso

Muqdisho (Onkod Radio) —  Barta Twitter-ka, uu ku leeyahay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa lagu soo qorey fariin ah...

Xasan Sheekh oo ku wajahan Jidda

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in safar uu ku tago dalka sacuudiga ,...

Taariikhda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in, isaga oo tixraacaya soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka...

Xubin UPD oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo shir uga qeyb galay Sucuudiga

Muqdisho  (Onkod Radio)—  Waxaa Magaalada Jeddah ee waddanka Sacuudi Carabia gaara oo siweyn loogu soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayay...

Deg Deg: Dagaal ka dhacay Baxdo & khasaaraha ka dhashay.

Muqdisho  (Onkod Radio)— Wararka Onkod uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas...

Madaxweynaha cusub ee Kenya waa xoolo-dhaqato fahmaya Soomaalida – Xildhibaan Aadan Keynaan

Wajeer (Onkod Radio)— Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Ceeldhaas ee Ismaamulka Wajeer ayaa sheegay in Soomaalida ay wax badan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.