image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Yuusuf Garaad ” Muqdisho Aqoonsigayga ayaa la igu waydiiyaa ”

Muqdisho (Onkod Radio) — Caasimadda keliya ee aan arkay ee askari aan dalka u dhalani uu aqoonsi i weydiiyo,...

Xoghaya guud ee QM oo gaaray Pakistan xilli ay ka jiraan Fatahaado ba’an

Muqdisho (Onkod Radio) —  Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa booqasho ku tegey dalka Pakistan, si uu...

Nin miinooyinka u qaabilsanaa Al-shabaab oo lgacanta laguso dhigay

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida ay qortay warbaahinta dowladda soomaaliya ciidanka kumaandooska ee Danab ayaa howlgallo ka sameeyay deegaanada...

Howlgallo lagu dilay xubno katirsan Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Rafio) — Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee...

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamed Nuur ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta wasaaradda Gaashaandhiga...

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro

Ankara (Onkod Radio) — Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan...

Itoobiya oo raalli gelisay Soomaaliya + sababta

Addis Ababa (Onkod Radio) — Dowladda Itoobiya ayaa raaligelin ka bixisay barnaamij laga sii daayay TV dowladda oo eedeyn...

Ruto: Xaaladda Soomaaliya waa mid cakiran oo ay adagtahay

Nairobi (Onkod Radio) — William Ruto isagoo la hadlayay Telefishanka CNN ee laga leeyahay dalka Mareykanka ayuu sheegay in...

Baydhabo : Dhallinyaro loo xiray tuhun ku saabsan kooxd Al- Shabaab.

Baydhabo (Onkod Radio) — Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa xalay howlgal dhallinyaro badan lagu soo qab- qabtay ka...

QM oo war kasoo saartay khilaafka u dhaxeeya DFS iyo Maamul Goboleedyada

Muqdisho (Onkod Radio) —  Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo warbixin dheer siinayay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.