image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Carruur Walaalo ah oo Miino kula qaraxday deegaannada Bari

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka laga helayo gobolka Bari ee hoostaga dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in maanta carruur...

Goobta iyo Wakhtiga la aasayo Queen Elizabeth II

UK (Onkod Radio) —  Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda...

Nabad Sugidda Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay Xbin katirsan Al-Shabaab

Baydhabo (Onkod Radio) — Taliska Ciidamada Nabadsugida dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool waxaa...

Maxaa kusoo kordhay Qarax ka dhacay degmada Bardaale

Muqdisho (Onkod Radio) — `Warar dheeraad aha yaa ka soo baxayo qarax khasaaro geystay oo ka dhacay deegaanka ceeldheere...

Wasiirka Caafimaadka DF oo ka hor yimid shaqaale qarsoodi ah oo uu qortay Agaasimaha...

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa ka hor yimid qorshe shaqaale...

Haweenka ku dhaqan Baladweyne ayaa Ciidamada gaarsiiyay Deeq Raashiin ah

Baladweyne (Onkod Radio) — Haweenka ku nool magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa garab istaag u muujiyay ciidanka...

Jeesow: Mcawiisley hoggaan malahan lama dhihi karo

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Golaha Shacabka, isla-markaana kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa jawaab kulul ka bixiyey...

Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho iyo Ujeeddada Safarkiisa

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray gudaha...

Saraakiil ku kulmay Baydhabo & howlgal ka socda duleedka magaalada.

Baydhabo (Onkod Radio) — Ciidamada Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee ku sugan gobolka Baay ayaa howlgallo ka dhan...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gargaar Caafimaad gaarsiinayaan deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.