image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweynaha Turkiga oo hanjbaad u diray Dalka Armenia

Ankara (Onkod Radio) — Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Arbacadii sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan...

Nin Soomaali ah oo loo dilay $20 keliya Waddanka Mareykanka

Indianapolis (Onkod Radio) — Muwaadin Soomaaliyeed oo ahaa darawal taksi ayaa lagu dilay magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana ee dalka...

Danab oo howlgal ay sameeyeen ku dilay qaar katirsan Ururka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay...

Lafta Gareen oo kulan la yeeshay Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada

Baydhabo (Onkod Radio) — Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Wasiiradda Gargaarka...

Guudlaawe oo safiirka midowga Yurub kala hadlay gurmadka Abaaraha

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub...

Warbixin: Hiiraan waa meesha keliya ee ay ku jabeen Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab ayaa ka socda deegaano badan oo gobollada...

Nuxurka wada- hadalada MD Xasan Sheekh & William Samoei Ruto

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei...

Saddex Qarax oo ka dhacday Afgooye

Afgooye (Onkod Radio) — Saddex qarax ayaa maanta duleedka degmada Afgooye ee Shabeellaha hoose lagu eegtay ciidanka ka tirsan...

Wararkii ugu danbeeyay duqeymo ka dhacay Gobolka Tigray

Tigray (Onkod Radio) — Gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya ayaa lagu garaacay duqeymo cirka ah Talaadadii, sida ay sheegeen...

Wasiir Cadaala ”Waxaa jira siyaasiin aan ognahay oo ku jira safka Al-Shabaab” SEPTEMBER 14,...

Muqdisho (Onkod Radio) — Maalmihii la soo dhaafay deegaano badan oo gobolada Galgaduud iyo Mudug waxaa ka soconayay dagaalo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.