image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Lama Oga kaalinta ATMIS ee dagaalka Hiiraan ee ka dhanka ah Al-Shabaab

Baladweyne (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aysan ogayn waxa Ciidanka ATIMIS ay ka qaybanayaan Soomaaliya...

Maxay tahay sababta Dagaalka ugu dhex qarxay Armenia & Azerbaijan

Muqdisho (Onkod Radio) — Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu...

Inta uu la eg-yahay khasaaraha dagaal ka dhacay deegaano ka tirsan Xeraale.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka Onkod uu ka helayo deegaano ka mid ah Degmada Xaraalle ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya...

DEG DEG : Dagaal ka socda duleedka degmada Afgooye.

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka aan  ka heleyno degmada Afgooye ee Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in duleedka degmadaas uu...

Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay Qoor Qoor

Dhuusamareeb (Onkod Radio) — Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen...

Mustafe Cagjar: waan ka feejigannahay weerar mar kale Al-Shabaab nooga yimaada

Jig Jiga (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad deegaaanka Soomaalida Mustafa Muxumad Cagjar oo booqasho ugu tegay Ciidamada Liyuu Boolis...

Sidee loogu soo dhoweeyay Xasan Sheekh Kenya

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha...

Ciidamada DANAB Rasaas ay fureen ku dhintay Dad Shacab ah Gaalkacyo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in...

DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyay saami qeybsiga $100-ka Milyan

Muqdisho (Onkod Radio) — Sida xog hoose uu ku helay Onkod Radio, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee...

XOG DAAHSOON : Gabar AIDS ugu geeritooday Muqdisho & mid kale oo loo ceyriyay...

Muqdisho (Onkod Radio) — Jimcihii magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Martini ee waxa ku geeriyooday gabar la xanuunsanaysay xanuunka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.