image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Maxay tahay sababta usoo celin weyday Eritrea ciidamada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay shaaciyey sababta uu madaxweynaha Eritrea Isaias...

NISA waxaan haaynaa Shabaab damacsanaa qaraxyo

USA (Onkod Radio) — Wakaaladda wararka SONNA ayaa sheegtay in ciidanka Hay’adda Nabad sugida Qaranka ay burburiyeen shabkad Al-...

Sawirro: Xasan Sheekh oo la kulmay Xoghayaha difaaca ee Mareykanka

USA (Onkod Radio)— Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd James Austin ayaa xarunta wasaaradda difaaca ee Maraykanka ee Pentagon, wuxuu ku...

Puntland oo ka hor timid qorshaha Shidaalka ee Dowladda Federaalka

Garowe (Onkod Radio) — Maamul goboleedka Puntland oo si adag uga soo horjeesatay howlaha shidaalka dalka ee ay wado Dowlad...

Shirka Golaha Wasiirrada DF oo loogu hadlay Abaaraha iyo Amniga

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha...

Deg Deg: dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda Cada Kibir

Muqdisho (Onkod Radio) — Dagaal u dhaxeeya dadka deegaanka oo kaashanaya Ciidanka Dowladda iyo Ururka Al-Shabaab ayaa hadda ka...

Taliye Odawaa oo faah faahin ka bixiyay howlgallada Danab

Muqdisho (Onkod Radio)— Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka...

Guddoomiyaha cusub Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay Agaasimayaasha Dowladda Hoose

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gaar ah...

Ciidamada Danab oo burburiyay Saldhiggii ugu weynaa ee Qaraxyada

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Xoogga Dalka Danab ayaa maanta burburiyay Saldhigii ugu...

Dil naxdin leh muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Koonfur Afrika (Onkod Radio) —  Salman Cabdullah Cusman, ayaa Isagoo Meyd ah, Gacmahana ka Xirxiran laga helay Dukaankiisa oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.