image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Booliska Maraykan oo xiray nin Soomaali ah oo loo haysto Dil

Mankato (Onkod Radio) — Ciidamada Booliiska Magaaladda Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo...

Sawirro: Axmed Madoobe oo xildhibaannada laga soo doortay Jubbaland ka codsaday inay deegaannadooda ku...

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay...

Guinea: Eedeysanayaal loo haysto dil iyo kufsi 13 sanno ka hor ahaa

Guinea (Onkod Radio) — Waddanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika waxaa dib loo furayaa Gal dacweedka kiis 2009-kii...

Safaaradda Soomaaliya ee Tripoli oo loo gurmaday kaddib Soomali badan oo xoog ku galay

Tripoli (Onkod Radio) — Ciidamada Waaxda Ilaalada Safaaradaha ee dalka Libya ayaa u gurmaday safaaradda Soomaaliya ee Tripoli kadib markii...

DF oo sheegtay Nabadoonnada qaraxa lagu dilay in la shirqoolay

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar xalay lagu dilay nabadoono ka...

Kiisaska Dhulalka oo la hakiyay xal ma u keeni karaa muranka dhulalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa marka uu xafiiska la wareegay...

Waa kuwee Nabadoonnada ku dhintay Gaariga shacabka ee Qarax lagula eegtay Hiiraan ?

Baladweyne (Onkod Radio) — Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax lala...

Warsaxaafaeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Df ayaa lagu sheegay 30 katirsan Al-Shabaab in lagu...

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafaeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu yiri ”In ka badan 30 ka...

Sawirro: DF iyo Bankiga Adduunka oo isla meel dhigay qorshaha deyn cafinta

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka...

William Ruto oo u magacaabay Uhuru Kenyatta Ergaygiisa nabadda ee Congo

Nairobi (Onkod Radio) — Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.