image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shir ka socda dalka Masar

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhiban Biixi Iimaan Cige iyo...

Afhayeenka guud ee Al-Shabaab oo si layaab leh uga hadlay kacdoonka Qabiillada

Muqdisho (Onkod Radio) —  Afhayeenka Guud ee Ururka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horreysay ka...

Boosaaso: Maydka 2 Carruur oo laga helay xeebta

Boosaaso (Onkod Radio) — Warar aynu ka helayno magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in xeebta magaalada laga...

Xasan Sheekh oo jawaab ka bixiyay hadalkii Shidaalka ee Puntland

Maraykanka (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Maraykanka ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan...

Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno badan oo katirsan Hiiraan

Jowhar (Onkod Radio) —   Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta...

Biden iyo madaxda kale ee caalamka oo ka qeybgalaya aaska Queen Elizabeth II

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Axadda maanta ah ku sugan magaalada London, halkaas oo uu...

Midowga Africa oo tababaray ciidamo cusub oo Soomaaliya loo soo dirayo

Muqdisho (Onkod Radio) — Afartan iyo kow sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada ee ka hoos shaqeyn doona howlgalka...

Al-Shabaab oo gubay Guryo iyo Ceelal ku yaalla deegaannada Hiiraan

Muqdisho (Onkod Radio) — Wararka Idaacadda Onkod ee Muqdisho uu ka heleyo degaanka Ceel-jiqoow oo kamid ah degaannada hoostaga...

Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur

Muqdisho (Onkod Radio) —  Waxaa maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada laga hadal-haayay wasiirka warfaafinta Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur...

Muuse Biixi oo si kulul ugu jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xasan Sheekh

Hargeysa (Onkod Radio) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay hadal uu dalka Mareykanka ka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.