image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Deg Deg: Iska hor imaad ka socda duleedka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Onkod Radio) — Wararka Onkod uu maanta ka helayo duleedka magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in halkaas uu ka...

Heshiisyo laga gaarayo labo malleeshiyo beeleed oo ka socota Shabeellaha Dhexe

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ka billowday  shir lagu xallinayo beelihii dhowaan dagaallada ay...

Xeer ilaalinta & Taliska Booliska oo war kasoo saaray dilal aanooyin Qabiil oo ka...

Muqdisho (Onkod Radio) —  Iyada oo saacadihii la soo dhaafay dilal la xiriira aanooyin qabiil ay ka dhaceen degmada...

USA ”$700 milyan ayaan ugu deeqnay Soomaaliya si Abaaraha wax looga qabto”

Muqdisho (Onkod Radio) — Dowladda Mareykanka ayaa bixisay lacag dhan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa lagu sheegay ugu yaraan 5 katirsan Al-Shabaab lagu dilay...

Muqdisho (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay iugu yaraan 5 katirsan Ururka Al-Shabaab...

Wararkii ugu danbeeyay Al-Shabaab oo loogu dilay inkabadan 100 dagaalyahan ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Dagaalka u dhaxeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo kooxda Al-Shabaab...

Deg Deg Ciidamada DF iyo dadka deegaanka oo la wareegay deegaanka Jaw

Muqdisho (Onkod Radio) — Wakaaladda wararka ee Afka Dowladda ku hadasha loona yaqaanno SONNA ayaa baahaisay sawirro iyo qooraal yaroo...

Warsaxaafadeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay inkabdan 45 lagu dilay Al-Shabaab ah

Muqdisho (Onkod Radio) — Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in hawlgal cusub oo ay iska kaashanayaan ciidamada millateriga ee Soomaaliya...

Heshiisyo laga gaaray Beelo ku dagaallamay Galgaduud

Xeraale (Onkod Radio) — Odayaasha Dhaqnka & waxgaradka dhinacyadii ku dagaallamay deegaanka u dhaxeeyo degmada Xeraalle iyo ina Gabbile...

Wasiirkii ka dhoofaya Dalka fasax ayuu ka qaadanayaa RW Xamse

Muqdisho (Onkod Radio) — Warar Onkod uu ka helayo xafiiska Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dalka uusan ka bixi...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.