image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Iterpol & Qorshaheeda Soomaaliya ee xilligan.

Muqdisho (Onkod Radio) — Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminaya wafti ka kooban Saraakiil...

Sawirro: 2 Diyaaradood oo Ciidan ah oo ka degay Dhuusamareeb

Muqdisho (Onkod Radio) — Labo diyaaradood oo kala siday ciidamo iyo saanad Millateri ayaa galabta ka degay magaalada Dhuusamareeb,...

Sawirro: Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka XDS oo booqday deegaanka Yasooman

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha Ciidanka xoogga Dalka Jeneraal Odowaa...

Al-Shabaab oo xiray gacansigii ka jiray Soobe Muqdisho & DFS oo ka aamusan

Muqdisho (Onkod Radio) — Al-Shabaab ayaa ku amartay Dadka iska leh Goobaha Ganacsi ee ku yaala Daarta Soobe in...

Hirshabeelle oo war kasoo saartay dagaallada lagu baacsanayo Al-Shabaab

Jowhar (Onkod Radio) — Warsaxaafadeed kasoo baxay Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa lagu bogaadiyay guulaha muhiim ka ah ee laga...

Ciidanka Dowladda oo lawareegay deegaanno katirsan Hiiraan iyo Galgaduud

Muqdisho (Onkod Radio) — Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada degaano katirsan...

Al-Shabaab oo 13 sanno kadib laga saaray deegaanka Booco oo katirsan Hiiraan

Baladweyne (Onkod Radio) — Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa goordhow la wareegay gacan ku heynta deegaanka Booco...

Degmo 10 sanno ay maamulan Al-Shabaab oo uu muran ka dhashay Qoorqoor u magacabaay...

Muqdisho (Onkod Radio) — Markii ay soo ifbaxday in Wasaaradda Arrimaha gudaha Maamulka Galmudug in Degmadda Xarar Dheere ee...

Xildhibaan Boorow oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo...

DFS oo kala hadashay Uk ladagaallanka Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa Magaalada Muqdisho...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.