image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Sawirro: Raiisul Wasaare Xamsa Barre oo shir guddoomiyay shirka deyn cafinta

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo maanta guddoomiyay shirka dib u habeynta...

António Guterres Soomaaliya waan ka gacansiinaynaa dagaalka Al- Shabaab

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey António Guterres...

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inaysan qaban karin doorashada Madaxweynaha

Hargeysa (Onkod Radio) — Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in aysan ku qaban Karin doorashada Madaxweynaha xilligii loogu tala...

11 qof ayaa looga shakiyay inay u geeriyoodeen Ebola gudaha Uganda

Kamapala (Onkod Radio) — Wasaaradda Caafimaadka Uganda ayaa sheegtay in dagaal adag ay la galayso kahortagga faafitaanka Cudurka Ebola oo...

Tahriibiyaal Soomaali ah oo lagu badbaadiyay xeebaha Giriigga

Turky (Onkod Radio) — Ciidanka Ilaalada Xeebaha Giriigga ayaa badbaadiyay qaar kamid ah Tahriibayaal Soomaali ay kamid tahay halka weli...

ATMIS oo inkirtay doorka Shacabka kacdoonka ka dhanka ee Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) — War qoraal ah oo ka soo baxay howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika aya awaxaa looga...

Nuxurka khudbaddii madaxweyne Xasan Sheekh ee QM

New York (Onkod Radio) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud...

Ergayga Abaaraha Soomaaliya oo baaq deg deg ah u diray Beesha Caalamka

Muqdisho (Onkod Radio) — Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha ayaa deeq-bixiyaasha caalamka markale ku...

Sawirro: Xamsa Barre oo xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga...

DF oo sheegtay weerarkii ka dhanka ahaa ee Al-Shabaab deegaannada Hiiraan in lasoo afjaray

Muqdisho (Onkod Radio) — Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta la hadlay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.