image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qaraxii saakay ka dhacay...

Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh...

Shirkii dib u heshiisiinta Koofur Galbeed oo uu dib u dhac ku yimid.

Wararka ka imaanay magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu dib u dhac ku yimid shirkii dib u heshiisiinta siyaasiyiinta...

Qaraxyo ismiidaamin ah oo ka dhacay Degmada Maxaas

Saakay aroortii hore ayaa waxaa weerar qaraxyo ah lagu qaaday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, Qaraxyada oo loo adeegsaday...

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS ayaa maanta Beledweyne ka furay tababar ku saabsan Xuquuqda...

Tababarkaan oo ay ka faa'iideysanayaan illaa iyo 16 wariye oo ka kala socda qeybaha kala duwan ee warbaahinta ayaa...

Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo Muqdisho ka dhacay

Shilkaan ayaa ka dhacay isgoyska Jid Maeeexaanka kadib markii gaari nuuciisu yahay Inataree uu soo fariin goostay uuna jiiray...

Masuul ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo Kooxo hubeysan ay xalay ku...

kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Cabdifataax Cabdillaahi Cabdi Hadraawi iyagoona goobta ka...

Alshabaab oo xayiraad ku soo rogay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud

Dagaallamayaasha Al-Shabaab ayaa xayiraado kusoo rogay dhaqdhaqaaqa Shaqaalaha iyo gaadiidka shirkadda ee Hormuud Telecom, sida ay baahisay Idaacadda VOA. Shirkadda...

Waxaa Muqdisho maanta ka furmay Shirka Golaha Wadatasiga Qaran ee u dhexeeyo Dowladda Federaalka,...

Shirkan oo ah kii afaraad ee Golaha Wadatashiga Qaranka uu guddoominayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isla-markaana ay ka qayb-galayaan...

Al-Shabaab iyo Ciidamada ATMIS oo Afgooye ku dagaalamay

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dagaallameen ciidamada ATMIS iyo dagaallamayaasha Alshabaab Dagaalka ayaa yimid,...

Wasiirka Wasaarada Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Galmudug oo 30 haween oo ka ganacsada...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Galmudug Mudane Garaad Yusuf Maxamud Garad Qowqabo, ayaa Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.