image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Suxufiyiin ku kulmay Nairobi oo cambaareeyay xarigga Abdalle Axmed Muumin.

(onkodradio.staging.ileysinc.com) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya maanta oo Sabti ah waxaa kulan garab istaag ah isugu yimid dhallinyaro iyo...

Dowladda oo sheegtay iney dishay 90 Shabaab ah, saanad ciidanna ka qaadatay.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ku dhowaad 90 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab ay ku dishay howlgal ay sheegaty in...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan kula qaatay Baydhabo odyaasha dhaqanka Koofur-Galbeed

Baydhabo (Onkod Radio) – Sheekh Aadan Madoobe Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ku sugan Baydhabo ayaa maanta kulan la...

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka dhacay?

Muqdisho (Onkod Radio) – Shirka Golaha wasiirada ee todobaadkiiba mar la qabto ayaa maanta dhacay Muqdisho, Shirkaas ayaa waxaa...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo

(Onkdradio.so) Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta gelintii dambe soo gaaray magalada...

Meydadka Tahriibayaal ah oo laga helay duleedka Caasimada Zambia

(onkodradio.staging.ileysinc.com) Booliska Zambia ayaa helay meydadka 27 ruux oo la rumeysan yahay inay ahaayeen tahriibayaal ka yimid Itoobiya, kuwaas...

Marocco oo noqotay xulkii ugu horeeyay ee Afrikaan ah oo gaara semi-finals

(onkodradio.staging.ileysinc.com)-Morocco ayaa noqotay xulkii ugu horeeyay ee Afrikaan ah ee gaara semi-finalka koobka aduunka waxayna soo afjareen rajadii Cristiano...

Hay’adda Nabadda Sugidda Soomaaliya ee NISA oo Baareysa Dilkii Taliye ‘Bakaal Kooke’

(onkodradio.staging.ileysinc.com) Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad ayaa amar ku bixiyay in hay’addu ay baaritaan buuxa ku...

Madaxweyne Xasan Sheeikh oo kula kulmay dhiggiisa dalka Shiinaha magaalada Riyad ee Sacuudiga

Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar deg deg ah ku gaaray dalka Sucuudiga.

onkodradio.staging.ileysinc.com - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo si diiran...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.