image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Xaadoole oo shaaciyey ninka keenay qorshihii Sh/Dhexe looga saaray Al-Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaan Cusmaan Xaadoole oo ku sugan deegaanadii AlShabaab laga xoreeyey ee gobolka Sh/Dhexe ayaa shaaciyey qorshihii suurta-geliyey...

Wajiga koowaad ee shirka dib u heshiinta K/Galbeed oo lasoo xiray iyo lacag lagu...

Baydhabo (Onkod Radio) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta soo xiray wajiga koowaad ee shirka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed...

CC Shakuur oo dalbaday in hay’addaha amniga looga yeero BF arrin soo badatay awgeed

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Gurmadka iyo Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo...

kadib hadalkii Cali Dheere DF oo sheegtay in ay soo bandhigi doonto akoonnadi ay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Warbaahinta kooxda Al-Shabaab ayaa Sabtidii baahisay muuqaal uu afhayeenka kooxda Cali Dheere uga hadlayo dagaalka...

Mahdi Guuleed oo BF ka dhex sheegay in Somaliland ay tahay ‘dal madax bannaan’

Muqdisho (Onkod Radio) - Ra’iisul wasaare ku xigeenkii hore ee dalka, ahna haatan xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya,...

Odayaal la heshiiyay AlShabaab oo ay Maxkamadda Ciidamada xukun ku ridday.

Maanta ayay Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida xukun adag ku ridday Odayaal ka soo jeeda magaalada Cadaado...

Maamulka Galmudug oo sheegay in 80% ay ka saareen Alshabaab deegaannadoooda

Cilmi Cali Cabdi Guddoomiyaha gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay wali sii wadaan ka saaridda Alshabaab ee deegaannada Galmudug...

Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay askari 65 jir ku dilay Degmada Xamarweyne.

Gaashaanle Saadaq Doodishe Afhayeenka Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed oo ka hadlay dilka maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ayaa sheegay  in...

Ururka Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa maanta Tababar 25 arday uga furay Degmada...

Somali Journalists Syndicate - SJS ayaa maanta Degmada Doolow ee Gobolka Gedoka furtay Tababarka Badqabka Suxufiyiinta iyo Dhowrista Xorriyatul-Qawlka...

Ciidamada NISA ee ku sugan Degmad Balcad oo soo qabtay Askari shan kun oo...

Askariga ayaa markii uu dilka geystay kadib isku dayay inuu goobta ka baxsado balse Ciidamada NISA ayaa soo qabtay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.