image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Weerar ku billowday qarax oo lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo

Miqdisho (Onkod Radio)  – Weerar ku billowday qaraxyo ayaa lagu qaaday guri ku yaalla xaafadda Mirinaayo ee degmada Cabdicasiis ee...

Madaxweynaha KENYA oo shaaciyay arrin looga adkaan karo Alshabaab

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxwynaha dalka Kenya, William Ruto oo markiisii u horreysay shalay yimid Muqdisho, kadib markii loo...

IGAD oo shaacisay doorka Ismaaciil Cumar Geelle ee arrinta Laascaanood

Muqdisho (Onkod Radio)– Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu ayaa war cusub ka soo saaray xaaladda...

Yaa kusoo baxay kursigii Mahad Salaad?

Muqdisho (Onkod Radio) – Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kursi kamid ah...

Ciidamada dowladda oo xiray waddooyinka Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada...

Kulane jiis oo qabyaaladeeyey qorshaha Xasan Sheekh ee ciidamada Gorgor ee Gedo

Muqdisho (Onkod Radio)– Xildhibaan Cabdullahi Kulane (Jiis) ayaa soo saaray qoraal uu ku dhaliilayo qorshaha ay dowladda Soomaaliya ciidanka...

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay qorshe ‘wax ka badali kara’ halista ka taagan Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banadir Maxamed Axmed Diiriye oo ka qeyb-galay kulan amniga looga...

Dadkii soo abaabulay qaraxyadii Zoobe 2 ‘oo la dilay’

Muqdisho(Onkod Radio)– Wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta sheegay in la dilay inta badan raggii soo abaabulay qaraxyadii...

Saddex walaalo ah iyo dad kale oo lagu laayey duqeyn ka dhacday Hiiraan

Muqdisho (Onkod Radio) – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeyn culus oo ay gelinkii dambe ee Isniintii...

Cali dheere oo toogtay kooxdiisa Shabaab

Muqdisho (Onkod Radio)– Afhayeenka kooxda Alshabaab Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) wuxuu Sabtidii dhowr iyo toban daqiiqo la hadlay ganacsatada,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.