image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Mr Biden ma saamayn doontaa tartankiisa 2024 da’diisa & kufidiisa badan

NEWYORK (ONKOD ) Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa kufay oo dhacay ka dib markii uu bixiyey shahaadada ugu dambeysay...

KENYA ‘’lacag badan ayaa nooga baxday dagaalka Al- Shabaab ‘’

Nairobi (ONKOD ) Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Kenya ayaa sheegtay in malaayiin lacag ah ay ku bixineyso la-dagaallanka...

Khasaare xooggan oo uu gaystay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Gaalkacyo (ONKOD) Laba maleeshiyo beeleed ayaa dagaal uu ku dhaxmaray deegaano ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha dalka. Waxa...

Xasan Sheekh & Erdogan oo wada- hadal gaar ah yeeshay

Ankara (ONKOD  ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka...

Natiijada doorashada Golaha deegaanka Puntland oo la soo bandhigay

Garowe (ONKOD ) Guddiga doorashada maamul goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay natiijada doorashada Golaha deegaanka ee ay ku tartamayeen...

Xasan Sheekh oo gaaray Ankara + ujeeddada safarkiisa

Ankara (ONKOD ) — Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Ankara ee caasimada...

Sarkaal la shaqaynayay Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la qarxiyay

Muqdisho (ONKOD) Xogheynta Ergeyga arimaha bani’aadanimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay  Qarax gaariga loogu xiray Axmed Garaar Cabdulaahi oo ah...

Golaha Shacabka : Fadeexo Dowladda Xasan kala kulantay maanta muddo kororsiga

Muqdisho (ONKOD ) Xarunta Villa Hargeysa  ee magaalada Muqdisho waxaa maanta ka qabsoomay kulan xasaasi ah oo xildhibaanada golaha...

Al- Shabaab oo weerar ka fulisay Mandheera KENYA

Mandheera (ONKOD )  Wararka aan ka helayno magaalada Madheera ee Waqooyi bari Kenya Ologna la  ah Degmada Beledxaawo ayaa...

42 xubnood oo Al-Shabaab ah oo lagu dilay Shabeellaha Dhexe

Muqdisho (Onkod Radio) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay in ka badan 42 kamid...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.