image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DENI oo furaya Kalfadhiga Barlamaanka , Qodobada xasaasiga ah ee jira

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu furo kala fadhiga Barlamaanka maamulkaas...

Hoobiyaal lagu garaacay Laascanood & khasaaraha ka dhashay

Laascanood (ONKOD ) Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascanood ee gobolka Sool  ayaa sheegaya in halkaas saaka markale laga...

‘’Lama xalin khilaafka Gedo , duulimaadka keliya la fasaxay ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Dib waxaa u  furmay  duulimaadyadii rayidka ee tagi jiray  degmooyin ka  mid ah gobolka Gedo ka...

Dhallinyaro ku baa’baday qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Warar  kala duwan ayaa ka  soo baxaya qarax khasaare gaystay oo ka dhacay degmada Hodan ee magaalada...

PUNTLAND : Doorashada 3 Degmo oo la qabanayo & khilaafkii oo la xaliyay

Garowe (ONKOD) Guddiga doorashada Puntland ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in xal laga gaarayo khilaafka siyaasadeed iyo midka amni...

Yaa u sabab ah in maanta uu baaqdo fadhiga Golaha shacabka ?

Muqdisho (ONKOD) Maanta waxaa baaqday Kulankii Golaha Shacabka  sabab la xiriirta   Kooram la’aan. Fadhigiina maanta , waxaana soo xaadiray 103...

Seddax Dowlad oo Soomaaliya caawinaad u balanqaaday

Muqdisho (ONKOD ) Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo ay iska kaashanayaan saddexdaan dal,...

MUQDISHO : Maandooriye & dadkii ka ganacsayay oo la soo bandhigay

Muqdisho (ONKOD ) Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay...

Ciidanka ATMIS ee Uganda oo wajahaya Maxkamad + Sababta

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka tirsan Uganda oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ayaa xabsiga la dhigay sabab la...

Laftagareen oo soo bandhigay qaladaad uu ku kacay

Xudur (ONKOD ) Saacadihii la soo dhaafay waxaa si wayn loo hadal hayaa hadal uu degmada Xudur ee gobolka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.