image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DFS ‘’ Waa soo afjarnay weerarkii Al- Shabaab ay ku qaadeen Liido ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in lagu guuleystay soo afjaridda weerarkii lagu qaaday magaayadda Pearl Beach...

Shirka golaha wasiiradda oo lagu ansixiyay jiheynta hannaanka doorashooyinka dalka

Muqdisho (ONKOD ) Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu  shir guddoominayey ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa...

Isimadda SSC sidee u arkaan go’aanka Golaha ammaanka ee Laascanood ?

Laascanood (ONKOD) Waxgaradka gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay in  talaabo wanaagsan ay tahay in Ciidanka Somaliland...

ARRIMAHA BULSHADA : Sare u kac ku yimid Qiimaha Mooska

Muqdisho (ONKOD ) Sare u kacii ugu xooganaa ayaa ku yimid qiimaha , mooska ee suuqyada magaalada Muqdisho taas...

Ciidanka Kenya oo qarax lagula eegtay duleedka magaalada Mandera

Mandheera (ONKOD ) Faahfaahino dheeraad aha yaa kasoo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Mandera qaraxaas oo la eegtay...

Cali JAYTE ‘’ Dhabihii Wajiga labaad ee dagaalka Al- Shabaab waa laga...

Muqdisho (ONKOD) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan  ayaa sheegay inuu aad u suluugsan yahay sida uu u socdo qorshaha Dowladda Soomaaliya...

Golaha ammaanka “Waa in Somaliland ciidankeeda deg deg ugala baxda Laascaanood”

NEWYORK (ONKOD ) Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan uu maanta yeeshay kaga hadlay xaaladda colaadda Laascaanood. War qoraal...

Qaraxyo gilgilay saldhiga Ciidanka Itooobiya degmada Doolow ee Gedo

Doolow (ONKOD ) Ciidanka Itoobiya ee ku sugan degmada  Doolow ee gobolka Gedo oo lala eegtay  maanta qaraxyo ismiidaamin...

WARCUSUB : Wadada KM4 ee Muqdisho oo lagu kala cararay

Muqdisho (ONKOD) Wadada KM4 ee magaalada Muqdisho ayaa ciidanka amniga ay xireen ka dib markii laga shakiyay gaari konteenar...

Axmed Madoobe oo maamul dib joog ah u magacaabay GEDO

Kismaayo (ONKOD ) Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam , ayaa hogaan cusub waxa uu u magacaabay maamulka gobolka Gedo,...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.