image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

KOOBAN : Waddo mashquul badan oo Muqdisho ah ayaa qarax uu ka dhacay

Muqdisho (ONKOD ) Sarkaal  ka tirsan ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa qarax lagula eegtay isgoyska soobe ee magaalada Muqdisho. Xiligauu qaraxa...

Sarkaal ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) War qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa lagu  sheegay in...

Sarkaal sare oo NISA ah oo lagu dilay magaalada Marka Sh.Hoose

Marka (ONKOD) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha  Hoose. Qaraxan ayaa...

XOGTA ‘’DAHSOON ‘’ ee laga qariyay shacabka ee qaraxyadii Xeebta Liido

Muqdisho (ONKOD )  Magaalada Muqdisho laba maalin ka hor waxaa ka dhacay weerar dad badan ay ku dhinteen kaas...

Ciidanka KENYA & Jubbooyinka dhaqdhaaqyada ay ka wadaan

Kismaayo (ONKOD ) Ciidanka Kenya ee ku sugan Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in dhaqaaq ciidan ay ka wadaan...

UNICEF ‘’Maqalka dhimashada 22 caruur Soomaaliyeed waxay nagu uur-ku taallo ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Ka dib  markii maalin ka hor ku dhawaad 22 caruur ah ay ku dhinteen waxyaabaha qarxa...

’Catriona Puntland waan ku bogaadinaynaa doorashadii ay qabteen ‘’

Muqdisho (ONKOD ) Wakiil gaar ah ee xoghayahaa Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Marwo Catriona Laing ayaa maanta...

Booliska oo soo bandhigay khasaaraha weerarkii Xeebta Liido

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka Booliiska  Soomalaiyeed ayaa war ka soo saartay khasaaraha ka dhashay weerarkii lagu qaaday dhismaha maqaayadda...

Sidee Al- Shabaab uga hadashay weerarkii Xeebta Liido ee Muqdisho ?

Muqdisho (ONKOD ) Kooxda Al- Shabaab ayaa war ka soo saartay weerar badan ay ku dhinteen oo ka dhacay...

Dowladda Uganda oo digniin u dirtay ciidankeeda jooga Soomaaliya

Kampala (ONKOD ) Dowladda Uganda ayaa u sheegtay ciidankeeda ku sugan Soomaaliya looga baahan yahay in la yimadaan  farsamo ...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.