image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Faysal Cali Waraabe ‘’ Garoowe ayaa la wareegaynaa ‘’

Hargaysa (ONKOD ) Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay hadal ka soo yeeray hadal...

Madaxwayne DENI oo balanqaad culus u sameeyey Guddiga TPEC

Garoowe (ONKOD) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinka maamulkaas ay qabteen howl taariiqi...

Xasan Sheekh oo ku adkaysana doorasho qof & cod

Adis Ababa (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leedahay in dalka...

Ciidanka Dowladda oo lagu wareejinayo Saldhigyadii ATMIS

Muqdisho (ONKOD) Soomaaliya ayaa isku dayaysa in  ay la wareegto amniga dalka ka dib ka bixitaanka ciidanka ATMIS ee...

‘’Aniga ma geeriyoon ee waa noolahay ‘’ hadal uu jeediyay Museveni

Kampala (ONKOD)  Madaxwaynaha Uganda oo la xanuunsanayay COVID-19 ayaa waxaa soo baxayay maalmahan  warar sheegaya inuu  dhintay , taas...

Diyaarad siday xubno Axmed Madoobe soo magacaabay oo laga celiyay hawada

Garbahaaray (ONKOD) Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo maanta oo Talaada ah waxaa laga celiyay diyaarad siday , Guddoomiyaha  Ahmed...

WARCUSUB : Rasaas laga maqlayo gudaha Baraawe & adeegii koronto oo maqan

Baraawe  (ONKOD ) Wararka  caawa  laga helayo magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in  dagaal galabta bilowday...

Jabuuti & KENYA oo ka hadlay imaanshaha ciidanka safka hore ee Soomaaliya

Jabuuti (ONKOD ) Dowladaha Jabuuti & Kenya ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay , is waafajinta ciidanka safka...

Xogaha layaabka leh ee ku soo kordhay – weerarkii Buulamareer

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka ku  dhaawacmay weeraradii ka dhacay magaalada Buulamareer ee Shabeellaha – hoose  laguna dawanayo  isbitaal ku...

WAR-MURTIYEED: Xiriirka ururrada shaqaallaha Soomaaliyeed oo ku baaqay shaqo joojin 10 cisho ah

TAARIIKH: JUNE, 10, 2023 UJEEDO: WAR SAXAAFADEED Ugu horreyn, Xiriirka Guud ee Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed (SOCOTU) oo ay ku...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.