image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

‘’Al- Shabaab oo lacagtii ugu badnayd ku bixisay xil ka qaadista CALI Jayte’’

Beledwayne (ONKOD) Tan & markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan , waxaa soo baxaya warar...

Khilaafka GEDO oo ka sii daraya & Jawaab ka soo yeertay Jubbaland

Kismaayo (ONKOD ) Khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland ee uu hoggaaninayo Axmed Madoobe iyo siyaasiinta gobolka Gedo ayaa cirka...

Koox dilal ka gaysanayay Muqdisho oo gacanta lagu soo dhigay

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa howlgal la sheegay in amniga lagu sugayo ka wada  xaafado ka...

CALI Jayte oo xilka laga qaaday & Beledwayne oo kala xiran

Beledwayne (ONKOD ) Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, isagoo...

Gabdho Soomaaliyeed oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Mareykanka

Washington (ONKOD ) Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka, shilkaan...

Wasiir Doodishe oo ka hor yimid faragalinta Xamse ee Gedo

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka amniga  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo deegaan ahaana ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa ka biyo...

DABAGAL : Imaaraadka oo markii ugu horeysay duqeyn ka fuliyay Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD) Diyaarado dagaal oo ay leedahay Dowladda Imaaraadka carabta ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka...

Guddoomiye ka mid ah maamulka Walawayn oo Aano qabiil loo dilay

Walawayne (ONKOD ) Xiisad ka dhalatay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshada ee  Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose ayaa...

Puntland ‘’ Somaliland marnaba Imtaxaanka shahaadiga kuma qaadi karto Sanaag ‘-

Garowe (ONKOD) Maamul goboleedka Puntland ayaa digniin u diray Somaliland oo la sheegay in ay damacsan tahay in deegaanada...

Rayid lagu laayay gobolka galgaduud & Galmudug oo ka aamusin ficilkaas

Dhuusmareeb (ONKOD ) Wararka aan ka helayno maanta oo Jimca ah deegaano ka  mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.