image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

GAROOWE : Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay wax ka beddalka Dastuurka

Garoowe (ONKOD ) Baarlamaanka maamul goboleedka  Puntland ayaa  ansixiyeen maanta furusta iyo  wax ka bedelka lagu sameenayo dastuurka maamulkaas. 34...

TOOS : Dagaal ka socda magaalada Garoowe- PUNTLAND

Garoowe (ONKOD ) Dagaal u dhexeeya ciidamada Puntland iyo kuwa mucaaradka ee diidan furista dastuurka ayaa ka socda magaalada...

Axmed Madoobe ‘’ Diyaar ayaa u ahay wada- hadal aan la galo GEDO ‘’

Kismaayo (ONKOD) Madaxwaynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada- hadal uu la furo...

Ciidamo ka soo horjeeda DENI oo xirtay waddooyinka magaalada Garoowe

Garoowe (ONKOD ) Magaaalada Garoowe  ee xarunta maamulka Puntlan waxaa fariisino ciidan ka samaysatay , ciidamo ka soo horjeeda...

DEG DEG : Al- Shabaab oo weerar ku qaaday Degmada Bardaale , ee Baay

Bardaalle (ONKOD)  kooxda Al- Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimo ciidanka Dowladda iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ay ku...

Xiisad ka taagan magaalada Garoowe & DENI oo lagu eedaynayo xiisada jirta

Garoowe (ONKOD ) Ciidamo –fara badan oo  ka  gadoodsan wax ka bedelka Dastuurka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah...

Goobo ganacsi oo Bosaaso ah oo Daacish ay xirtay

Boosaaso (ONKOD ) Wararka ONKOD uu ka helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas albaabada loo...

IGAD ‘’ Dalalka geeska Afrika waxaa ku soo wajan cuni yari ‘’

Adis Ababa (ONKOD) Dawladaha xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ...

Cali JAYTE ‘’ ma ogoli xil ka qaadista Guudlaawe, Hiiraan wuu kabaxayaa Hirshabeelle...

Beledwayne (ONKOD ) Guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali Jayte Cusmaan ayaa ka biyo diiday inuu u   hoggaaansamo xil ka...

DABAGAL : Dad caraysan oo xirtay waddooyinka Beledwayne & XIISAD taagan

Beledwayne (ONKOD) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya  in halkaas maanta oo Axad...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.