image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Shacab ah oo lagu laayay Shabeellaha Hoose + dadka dhaawac oo la soo qaaday

Marka (ONKOD) Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku geeriyooday  shan iyo toban kalena qarax  ka dhacay deegaanka Bariiri...

LAASCANOOD : Hoobiyaal ku dhacaya xaafadaha rayidka & dagaalka oo laba kacleeyay

Laascanood (ONKOD) Wararka  ka imaanaya magaalada Laascanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas – markale  uu  dagaal ka...

40 tahriibeyaal ah oo lagu la’yahay xeebaha Talyaaniga

Roma (ONKOD ) In ka badan 40 qof  la la’yahay kadib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay jasiiradda...

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?

Beledwayne (ONKOD) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa  amniga magaalada iyo deegaanada kale ee...

Fiqi oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa...

Maxaa maanta ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?

Baardheere (ONKOD) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah...

PUNTLAND : ‘’Amniga –caasimadda Garoowe waa uu wanaagsan yahay ‘’

Garoowe (ONKOD)  ka dib markii soo baxay , war ku saabsan  in dad badan ay isaga cararayaan , xaafadaha...

DABAGAL : In ka badan 10 askari oo ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay Baardheer

Baardheere (ONKOD ) Qaraxyo xooggan ayaa ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Wararka laga helayo degmada Baarsheere ee Gedo...

Garoowe oo degan & ciidanka oo laga saaray magaalada

Garoowe (ONKOD ) Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka ayaa maanta ka degan ka dib markii shalay ay ka dhaceen...

Al- Shababaab miyaa dib ula wareegay deegaanadii laga saaray ee Hiiraan

Beledwayne (ONKOD) Khilaafka ka dhax jira maamulka Hirshabeelle wali wax xal ah lagama gaarin waxaana  taagan  muranka siyaasadeed eek...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.