image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Qodobada wax laga bedelay Dastuurka Puntland & khilaafka oo ka sii daray

Garoowe (ONKOD ) Barlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah si rasmi ah  u shaaciyay qodobada wax...

Madaxwaynaha DFS oo Ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur & Taariiqda dagaalkii dhagaxtuur

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda...

Muuse Biixi ‘’Xabad joojin baa diyaar u nahay oo ka dhaqan gasha Laascanood ‘’

Hargaysa (ONKOD ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda magaalada  magaalada Laascaanood  halkaas oo labadii maalin...

26-ka JUUN Muuse Biixi & MD Xasan oo jeediyay hadalo iska soo horjeeda

Hargaysa (ONKOD) Munaasabad  loogu dabbaaldegayo sannad-guurada 63-aad ee kasoo wareegtay markii ay gobolada Waqooyi ee Somaliland xuriyadda ka qaadateen...

26-ka June: Maalin Go’aankeeda Lagu Wada Farxay Laakin Miraheeda Ay Koox Guratay

Muqdisho (ONKOD ) Dabaaldegga 26-ka June waa astaan qaran, waa maalinta ay xuriyadda qaateen gobollada waqooyi ee dalkeenna isla...

Arrimaha Bulshada : Sare u kac ku yimid qiimaha la iibiyo xoolaha ee...

Muqdisho (ONKOD ) Mashquul aad  xooggan ayaa ka jira maanta suuqyada lagu iibyo xoolaha gaar ahaan ariga ka dib...

Shir Lidi ku ah go’aanka Cali Jayte ee xanibaada Garoonka oo Jowhar ka...

Beledwayne (ONKOD ) Magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe maanta oo  Axad ah waxaa ka dhacay shir ujeedkiisu ahaa...

DENI oo xilkii ka qaaday sarkaalka diidanaa Doorashada & cara ka dhalatay

Garoowe (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa isbedel ku sameeyay maamulka gobolka Nugaal  , taas...

XOG -Amar uu soo saaray Cali Jeyte oo maanta ka dhaqan galay Baladweyne

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa ka sii daraysa xiisada ka  taagaan  Gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledwayne , halkaas oo ...

Maxkamadda CQS oo xukun adag ku ridday askar dusisay muuqaal jirdil xarunta

Muqdisho (ONKOD ) Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maany xukuno ku riday Seddax Askari oo kaalin kala duwan ku...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.