image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Cali Balcad ‘’ Soomaaliya dhawaan waa laga qaadayaa cunaqabataynta hubka ‘’

Washington (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku doonayso ,  ayaa xod xodasho  ugu jirta sidii...

Shirkadda TikTok oo hawada ka saartay muuqaladii ugu badnaa oo jabiyay xeerarka Soomaaliya

Muqdisho (ONKOD ) Warsaxaafadeed ka soo baxday shirkadda TikTok ayaa lagu sheegay in shirkadda ay qabatay taxaneyaasha aqoon kororsiyada,...

Dowladda oo askari badan ku daadisay goobo badan oo caasimadda ah

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waddooyin badan oo xaafadaha magaalada Muqdisho ah waxa ay ku daadisay askar...

LAASCANOOD : Dadkii ugu tirada yaraa ayaa ku ciidaya , Maxayse tahay sababta...

Laascanood (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool oo ay dagaalo ka dhaceen waxaa ka barakacay qoysaskii ugu badanaa...

MAALINTA 1aad ee Ciidul Adxaa oo loogu dabaal degay Muqdisho & gobolada

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Arbaco waxa magaalada Muqdisho iyo meelo badan oo dalka ah  loogu dabaal degayaa maalinta kowaad...

Ajaaniib ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Buuraha Galgala ee Gobolka Bari

Boosaaso (ONKOD ) Ciidanka amniga magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu soo waramayaa in howlgal ay ka fuliyeen...

PUNTLAND oo dib u heshiisiin u samaynaysa beelo ku dagaalamay Mudug

Gaalkacyo (ONKOD ) Masuuliyiin ka  tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa dadaal   ugu jira sidii loo xalin lahaa laba beelo...

‘’Ciidanka Kenya way sii joogaan Soomaaliya’’ – William Ruto

Nairobi (ONKOD ) Howlgalka ATMIS oo markiisii hore ka yimid AMISOM ayaa hadda waxa socda sidii loo dhimi lahaa...

Muslimiintii ugu badanayd oo bilaabay acmaasha xajka

Riyadh (ONKOD ) Maanta oo Talaad ah In ka badan laba milyan oo xujay ah ayaa taagan buurta Carafa,...

WFP : Soomaaliya iyo dalal Afrika ah oo dadkooda u dhiman doonaan Gaajo.

Muqdisho (ONKOD) Walaac aad   u xoogan ayaa laga qabaa , in dalal badan oo bariga Afrika ah oo ay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.