image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Shabaab oo bilaabay in dib ula wareegaan deeganadii laga saaray

Jowhar (ONKOD ) Kooxda  Al – Shabaab ayaa  maanta oo Jimcaha  la wareegay Deegaanka Daaru-nicma ee hoostaga Degmada Ruunirgood...

Hubaal la’aan ka taagan Laascaanood & ciidamo lagu daad -gureeyay

Laascanood (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool waxaa ka jira maanta dhaq dhaaq ciidan oo u dhaxeeya ciidanka Somaliland...

DENI oo wajahaya eedeymo hor leh & damac muddo kordhin

Garoowe (ONKOD ) In mudda ahba deegaanada maamul goboleedka Puntland waxaa ka jiray khilaaf ka dhashay doorashada maamulkaas iyo...

Cali Jayte oo yiri Xasan Sheekh kuuma imaanayo la laabo...

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya  uu casuumaad uu u fiyay Guddoomiyihii xilka...

Axmed Madoobe miyuu tagayaa Gobolka Gedo ?

Kismaayo (ONKOD) Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbalad Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa markale ku celiyay  muhiimada ay leedahay in maamulkiisa ...

UNHCR & Kenya oo saaray war ay ku farxaan Qaxootiga Kenya ku nool

Dhadhaab (ONKOD ) Qaxootiga Soomaalida Xeryaha dhadhaab ayaa heli doona , xaquuq in muddo ah ka maqnayd oo ay...

Maalintii 2AAD oo laga Ciidayo Dalka & Dhuusmareeb oo maalinta 1AAD kowaad u...

Muqdisho (ONKOD) Maalintii labaad ayaa laga ciiday maanta meelo badan oo dalka ah waxaana socda qalida xoolaha si loogu...

Ganacsato badan oo wax loogu iibsaday Lacag dollar oo been abuur ah

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in gacanat ay ku soo dhigeen nin ay ku eedeyeen in lacag been...

Golaha ammaanka oo isku raacay in ciidanka ATMIS laga saaro Soomaaliya

NEWYORK (ONKOD) Fadhi Golaha ammaanka ay ku yeesheen magaalada New York ee dalka Mareykanka ayay isku raaceen in ciidanka...

WARCUSUB : Beelo dagaal ku dhaxmaray duleedka Dhuusmareeb ee Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Wararka maanta oo Arbaca ah Onkod uu ka helayo degmada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud ayaa sheegaya in...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.