image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Al- Shabaab oo arbushtay amniga degmada Ceelbarde ee Bakool

Ceelbarde (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa weerar gaadma ah waxaa lagu soo waramayaa in ay ku qaaday degmada Ceelbarde...

Dowladda & ATMIS oo ka hadlay Amniga ka dib ka bixtaanka ATMIS ee dalka

Muqdisho (ONKOD ) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka ATMIS ayaa ka wada- hadlay sidii ciidan Soomaaliya si buuxda ay...

Cumar Cabdirashiid & xubno kale oo isku keenaya mucaaradka & DENI

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul  goboleedka Puntland waxaa ka soconaya dadaalo la isugu keenayo xubnaha mucaaradka ah...

KENYA : In ka badan 50 qof oo ku dhintay shil gaari...

Nairobi (ONKOD) Warbaahinta dalka Kenya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd ay ku geeriyooday shil gaar oo ka dhacay...

Sooyaalka : Daljirka DAHSOON ee la ubax dhigay maanta xuska 1-da...

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho lagu qabtay xuska sannad-guurada 63-aad oo ku aaddan markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka...

Muqdisho dad baa lagu afduubanayaa dharaar cad- Booliska ayaa sheegay

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Booliska ayaa sheegay in ay socdaan baaritaan ku saabsan shaqsiyaad loo haysto  ku lug lahaanshaha afduub...

Madaxwaynaha Hirshabeelle oo weerar ku qaaday CALI Jayte

Jowhar (ONKOD )  Madaxwaynaha maamul goboleedka Hirshabeelle oo ka qayb galay munaasabada 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Jowhar...

Sarkaal Dowladda & mid kooxda Macwiislayda oo lagu dilay Jowhar

Jowhar (ONKOD) Wararka aan ka  helayno magaalada Jowhar ee Shabeellaha Dexe ayaa sheegaya in halkaas qarax miino oo nooca...

Saldhigyada Ilaa Hadda ATMIS ay wareejisay & waqtiga ay ka dhamayaan...

Muqdisho (ONKOD) Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud...

MUQDISHO : Ciidan wada- tirsan Dowladda oo isku laayay.

Muqdisho (ONKOD ) Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada  Dayniile ee magaalada Muqdisho...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.