image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Al- SHABAAB oo weerar ku bilaabay goobihii ay baneeyeen Ciidanka ATMIS.

Baardheere (ONKOD) Weeraro kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in kooxda Al- Shabaab saacadihii la soo dhaafay in ay...

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Villa Soomaaliya iyo Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay

Muqdisho (ONKOD ) Saakay salaadii subax tiro hoobiyaal  ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee kutaalla Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi...

GAROOWE : Halkee marayaan shirarka lagu dhamaynayo khilaafka jira ?

Garoowe (ONKOD ) Guddoomiyaha Baarlamaan Puntland, Cabdiarshiid Yuusuf Jibriil ayaa booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo galinkii dambe ee...

MUQDISHO : Madaafiic lagu garaacay Villa Soomaaliya iyo Khasaaro Dhimasho oo ka dhashay

Muqdisho (Raxanreeb ) Saakay salaadii subax tiro hoobiyaal  ah lagu garaacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee kutaalla Muqdisho, waxaana madaafiicdaasi...

GAAS ” Garoowe waxaan u tagnay in xal u helno khilaafka jira ”

Garoowe (ONKOD) Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland waxa  ka soconaya shirar gaar gaar ah kuwaas oo u...

Dagaal ayaa socda SUDAN 2.2 milyan oo lagu qasbay in guryahooda ka qaxaan

Khartoum (ONKOD ) Dalka Sudan oo dagaalo ay ka dhacayeen maalmihii la soo dhaafay ayaa markale waxaa lagu soo...

Cumar & Gaas oo Garoowe u tagay xalka Khilaafkii ka dhashay doorashada

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiweli Gaas iyo Raysalwasarihii hore ee Soomaaliyar Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa maanta...

Ganacsade reer CADAADO ah oo askar ka tirsan DFS ay ku toogteen Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah waxa magaalada Muqdisho lagu dilay ganacasade caanka ahaa gobolada dhexe gaar ahaan magaalada...

Qabuuro la doonayay in Ganacsato laga iibiyo oo amar culus laga...

Muqdisho (ONKOD) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Tre-disho)...

Mardhow Jubbaland waxay noqon gobolka 47aad ee Kenya!!

Muqdisho (ONKOD ) Jubbaland waa boog siyaasadeed  oo Somaaliya ku taalla qaabka ay hadda u taallo oo ah in...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.