image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Doorashada Golaha Wakiilada ee Somaliland & halka ay marayaan.

Hargaysa (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxa magaalada Hargaysa ee Somaliland ka dhacay doorashada Golaha  Wakiilada  Somaliland kaas oo...

AFRICOM  ‘’Waxan  duqeynay  galgaduud oo Al- Shabaab ku sugnaa ‘’

Dhuusmareeb (ONKOD) Diyaaradaha Mareykankan ayaa duqeymo ka fuliyay deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka halkaas ay...

Wasiirada ma aysan soo hadal qaadin go’doominta Baydhabo ee Al-Shabaab

Muqdisho (ONKOD) Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...

Shabaab & Dowladda oo ku dhax dagaalamay gudaha Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Kooxda Al- Shabaab ayaa weeraro toos ah ka bilaabay in ay ka gaystaan gudaha magaalada Muqdisho ,...

DFS oo doonaysa in go’doominta ka qaado Baydhabo & talaabo ay qaaday

Muqdisho (ONKOD ) Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan oo ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-bashiir oo kuyaalla inta u...

Diyaaradaha Kenya oo dad rayid ah ku laayay deegaano ka mid ah gobolka...

Baardheere (ONKOD) Diyaaradaha Kenya ayaa wali wada beegsiga ay ku hayaan goobaha ay degan yihiin dadka shacab ah ee...

Soomaalida Kenya oo wehel u ah casbi & banaanbaxyo ka dhacaya...

Nairobi (ONKOD) Somaalida ku nool Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada  ka dhacaya  dalka kenya, xilli mudaaharadyadii...

XOG : MD Xasan oo cabsi amni gudaha u gali waayay magaalada Jowhar

Jowhar (ONKOD ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tagay magaalada Jowhar halkaas oo qorshuhu ahaa...

Go’adoonka Baydhabo oo laga shiray & tabar la’aan haysa Laftagareen

Baydhabo (KAAB) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa ka biloday kulamo looga hadlayo xaalada magaalada Baydhabo oo go’doonsan Kulamadan waxaa...

Dhaqdhaaq iska soo horjeeda Dowladda & Al- SHABAAB

Muqdisho (ONKOD )Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Ciidamo dheeraad ah  ay geysay degaano ka tirsan degmooyinka Cadalle iyo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.