image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Soomaaliya oo laga cafiyay lacag dhan $684 Milyan

Saint-Petresburg (ONKOD ) Ruushka uu in ka badan 684 million oo doolar ka cafiyay Soomaaliya, heshiiskaas oo ka dhacay...

Soomaaliya & Kenya oo arrimo dhawr ah ka hadlay , maxaa ugu waynaa ?

Darusalam (ONKOD) Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare oo shir uga qayb galaya dalka Tanzania ayaa magaalada Daruslaam kula kulmay...

Afgembi ka dhacay dalka Niger & Waddamo badan oo dhaleeceeyay Afgambigaasi

Niamey  (ONKOD) Warbaahinta  dalka Niger  ayaa ku warantay maanta oo Khamiis ah in ciidanka dalkas Niger oo ku yaalla...

WARCUSUB : NISA lagu weeraray magaalada Muqdiso & khasaaraha jira

Muqdisho (ONKOD) askar dhar cad ah oo ka tirsan Hay’adda NISA ayaa maanta lagu weeraray meel u dhaw Isgoyska...

Guddoomiye Madoobe ‘’ Askartii lagu laayay Jeelle Siyaad waa masuuliyad darro laamaha ...

Muqdisho (ONKOD ) Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay weerarkii askarta badan ay ku dhinteen ee ka...

Uhuru Kenyatta ‘’ Dhib keliya ee ii haysta ee caqabad igu ah waa...

Nairobi (ONKOD) Madaxwaynihii Kenya Uhuru Keyatta ayaa sheegay inuu dareemayo dhibaatooyin joogta ah oo uu kala kulmayo Dowladda Madaxwaynaha...

Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka Puntland

Garoowe (ONKOD ) Dood adag ayaa wali ka taagan in la furo Dastuurka taas oo xitaa ku keentay deegaanada...

Dood xooggan oo ka dhalatay is casilaada xubno muhiim u ahaa Bankiga Dhexe

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho waxaa guux badan uu ka dhashay is casilaada xubno udub dhaxaad u ahaa Bankiga...

Magaalada Garoowe oo dadku farta wadnaha ay ku hayaan + heerka khilaafka

Garoowe (ONKOD) Magaalada Gawoowe ee caasimadda Puntland waxaa ka taagan walaac ay shacabku ka qabaan in dagaal uu ka...

Safaaradaha shisheeyaha Ciraaq oo ‘’CABSI’’ soo wajahday maxay tahay sababta ?

Ciraaq (ONKOD) Waxaa aad u isii taraya carada ka dhalatay falalkii ka dhacay dalka Sweden ee lagula kacay Kitaabka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.