image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Guuxa mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha Golaha shacabka

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa si aad ah loo hadal hayaa guusha ku saabsan mooshin la doonayo in lagu rido...

Amar cusub ay soo saareen kooxda Al- Shabaab oo Muqdisho ka dhaqan galay

Muqdisho (ONKOD)  Ka dib go’dib go’doomintii kooxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo waxaa muuqanaysa in gabi ahaanba uu istaagay...

KENYA : Khasaarihii ugu badnaa oo ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay

Nairobi (ONKOD ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay dibadbaxyo rabashado isu bedelay oo sababay dhimasho iyo...

Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad xasaasi ah galay & Qodobada Dooda

Muqdisho (ONKOD ) Maalintii labaad waxa magaalada Muqdisho ka soconaya , shir u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

RW Xamse & RW hore oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi...

Muqdisho (ONKOD ) Shir  u dhaxeeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee hadda jooga iyo Ra’iisulwasaarihi hore ayaa ka dhacay  xafiiska Ra’iisulwasaare...

Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo furmay magaalada Muqdisho.

Muqdisho (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo...

Soomaalida Islii oo ka walaacsan dibadbaxyada ay ku baaqeen mucaaradka...

Nairobi (ONKOD) Ganacsatada Soomaalida ah ku ganacsada xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay...

Dowladda Federaalka oo qayb ka ah dagaalka ka socda Laascanood

Laascanood (ONKOD) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka...

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (ONKOD ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka...

SOOYAALKA : Xarigga & Xogta Eng Zahra Abdikariim ‘’Waxa la igu maagay waa...

Muqdisho (ONKOD ) Taariikhda markii ay ku beegnayd May 07, 2023 goor galab ah qiyaastii 3:40 pm  waxaa xafiiskayga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.