image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

FACT Check : Dowladda miyay ka adkaatay cayaal weerada ?

Muqdisho (ONKOD) Isagoo ka hadlayay degmada Huriwaa oo  bandhig ay ku sameynayeen  masuuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa Guddoomiyaha gobolka...

Magaalada ‘’MUQDISHO ‘’ oo qarax ku waabariistay

Muqdisho (ONKOD) Qarax khasaare xooggan ayaa maanta  ka dhacay  degmada Shibis ee magaalada Muqdisho kaas oo lala eegtay sarkaal...

Qoyska Sahal: Madhibaan birimo boos ma yeelan karo ayaa nalagu heystaa!

Muqdisho (ONKOD) – Qoys ka soo jeeda beesha Madhibaan ayaa maanta soo bandhigay tacaddi muddo lagu hayey oo sababtay...

Heshiis horudhac ah oo laga gaaray rabashadahii ka jiray KENYA

Nairobi (ONKOD ) Xubno ka kala socda Madaxwaynaha talada haya ee Kenya William Ruto  iyo hoggaamiyaha mucaaradka dalkaas ee...

Ganacsigiii yar yaraa ee laascanood oo si tartiib ah u bilaabanaya

Laascanood (ONKOD )  Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka laga helayo ayaa sheegaya in maalmihii la soo dhaafay xaaladda...

Wasiirka gaashaandhiga oo Golaha shacabka ay ku qasbeen inuu ka hadlo weerarkii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka Gaashaandiga oo  hortagay  Golaha  shacabka ayaa  lagu qasbay inuu ka jawaabo su’aalaha weerarkii Jaale Siyaad ...

Luuqadda hooseysa ee Xasan Sheekh – Kulan ka dhacay Villa Somalia

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha  Dowladda Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo aan si faahfaahsan uga hadlin weerarkii askarta badan ay...

Dablay hubeysan oo Muwaadin Soomaaliyeed ku dilay Koonfur Afrika

Eastern Cape (ONKOD ) Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan oo South Afrikaan ah...

Beelo dad badan iska dilay oo lagu heshiisiiyay Sh.Dhexe

Warsheekh  (ONKOD ) Masuuliyiin kala duwan ayaa ku baxay dhaxdhaxaadinta beelo walaala ah oo wada dega gobolka Shabeellaha dhexe...

MD Xasan Sheekh oo qaaday talaabo ku saabsan qaraxii Jaalle Siyaad

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan isugu yeeray  qaar ka mid ah saeaakiisha ciidanka Dowladda kuwaas oo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.