image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

XOG – MD Xasan Sheekh oo culays kala kulmaya beelaha Galgaduud.

Dhuusmareeb (ONKOD) Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in ay qaado wajiga labaad ee  howlgalka ay ku doonayso in ay ku ...

Trump oo ka soo muuqanaya Maxkamad & amniga Washington oo la adkeeyey

Washington (ONKOD )Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ka soo muuqanaya Maxkamad federaali ah oo ku taalla...

GAROOWE : Ciidan ka godooday mushaar la’aan oo qalqalgaliyay amniga

Garoowe (ONKOD ) Ciidanka loo yaqaan Goodirka oo ka tirsan Booliska maamul goboleedka Puntland ayaa  gadood ka sameeyay gudaha...

Ma Xasaaska Al- Shabaab ayaa laga saarayaa Baraawe ?

Baraawe (ONKOD)  Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii caruurta iyo xaasaska Al- Shabaab laga saari lahaa...

Shirqool lagu dilay Taliyihii Ururka 2-aad ee Ciidanka xoogga dalka

Warsheekh ( ONKOD) Iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa ka dhacay deegaanka Masjid...

Ku dhufo oo ka dhaqaaq : Dagaalka Al- Shabaab ee Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay weerar Al- Shabaab ay ka fuliyeen degmad Yaqshiid ee...

XOG : Kooxda Al- Shabaab oo ku dhawaaday Masgawaa ee G.Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Xog Radio ONKOD uu helay ayaa sheegaya in kooxda Al- Shabaab ay kaabiga ku hayaan deegaanka Masgawaa...

Maxaa lagu qabanayaa 75 milyan ee Bank-ga Aduunka ka cafiyay Soomaaliya ?

Nairobi (ONKOD ) Soomaaliya waxay heshay $75 milyan oo deeq ah oo ka timid Bangiga Adduunka si ay gacan...

Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

Raxanreeb (ONKOD ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka lagu weeraray , Xaafada  Buulaxuubay degmada Wadajir ee magaalada...

XOG -Isku dayay la doonayay in lagu baajiyo kulanka BFS oo fashil ku yimid

Muqdisho (ONKOD ) Warar aan helnay ayaa sheegaya in Villa Soomaaliya tan iyo xalay ay waday isku dayo ujeedkooda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.