image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

MD Sheekh muxuu ku qanciyay Odayaasha Ceelbuur ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo culays ka haystay beelaha , dega galgaduud si gaar ah Ceelbuur ayaa...

Dowladda miyay u taag la’dahay qaraxyada Muqdisho ?

Muqdisho (ONKOD ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka dhacay dhawr qarax oo waxyeelo u...

Xuseen Sheekh Maxamuud miyuu ku deg degay ka tagista Villa Somalia ?

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soo baxaya war ku saabsan inuu baneeyay xilka Agaasimaha Madaxtooyada Xuseen Sheekh Maxamuud oo saxiib...

Jubbaland iyo dowlad deegaanka oo arrimo xasaasi ah kawada hadlay

Jigjiga (ONKOD) Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga...

Helsinki oo lagu qabtay xaflada sanadguurada 25aad Puntland & aas aaska khaatumo

Helsinki (ONKOD) Waxaa magaalada Helsinki ee dalka Finland lagu qabtay munaasabad isku sidkan oo loogu dabaal degayo 25 sano...

Dhaqdhaaq sidee ah ayaa maanta ka socda Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxweynaha Dowladd Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dhuusamareeb...

Trump wax dembi ah ma uusan qiran – Maxkamadeyntiisa.

Washington (ONKOD ) Madaxwaynihii hore ee Mareykanka ayaa iska ber yeelay eedo loo haysto ka dib markii uu ka...

Puntland ” Waxa jira Odayaal la shaqeeya Al – Shabaab ee beelaha isku dira...

Gaalkacyo ( ONKOD ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu qabtay shir looga hadlayay amniga deegaanada maamulka Puntland. Shirka...

Soomaali badan oo laga soo tarxiili doono Istanbul , sida Riyadh oo kale

Istanbul ( ONKOD ) Soomaalidii ugu badnayd ayaa wajahaya in dalka Turky- ga laga soo masaafuriyo kuwaas oo aan...

Gedo oo dagaal ku “waabaristay ” & Khasaaraha jira

Doolow (ONKOD ) Wararka ONKOD uu ka helayo maanta oo Jimca ah gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.