image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay hindise sharciyeedka xuquuqda carruurta

Muqdisho (ONKOD) Shirka Toddobaadlaha ee golaha Wasiirrada Soomaaliya oo uu guddoominaye Ra’isul Wasaare Xamze Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey...

Muxuu ahaa Shirka ‘’shakiga’’ abuuray ee ka dhacay magaalada Dhuusmareeb ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka galgaduud waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo ujeedkoodu uu yahay in la...

Itoobiya mar kale miyay cagta saartay wadadii burburka ?

Adis Ababa (ONKOD) Gobolka  Amxaarada waxaa  wali ka sii ka socda dagaal waxyeelo ba’an gaysanaya waxaana lagu soo waramayaa...

Galmudug ‘’Howlgalka AS ayaan hormuud ka nahay ‘’

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxweyne ku xigeenka dowlad-goboleedka Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid ayaa xalay ka qayb galay Kulan dadweyne...

Maxaa isku xiraya , dagaal beeleedka Galgaduud & Safarka Xasan Sheekh ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka  ah ee  Soomaaliya ayaa ku sugan degmada Dhuusmareeb ,halkaas oo ujeedka lagu sheegay in...

Dhaqdhaaqyada ciidanka DFS ay ka wadaan Galgaduud

Dhuusmareeb (ONKOD) Wararka Goobjoog ay ka helayso deegaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa sheegaya in ciidanka Dowladda Soomaaliya...

ARGAGAX : 5 caruur oo walaal ah oo aano qabiil darteed loo...

Galaadi (ONKOD) Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar...

Wasiir qarka u fuulay in xilka laga tuuro oo raalli galin bixiyay

Muqdisho (ONKOD ) Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan  Macallin ayaa maanta markale waxa uu hortagay xildhibaanada...

Safaarado ku yaalla Soomaaliya oo eedo wajahaya

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Isniin ah Shirjaraa’id oo magaalada Muqdisho ku qabtay hanti dhawrka Qaranka ayuu ku faahfaahiyay warbixin...

Itoobiyo dagaalo ayaa ka socda & xarumo Dowladeed oo lala wareegay

Adis Ababa (ONKOD) Dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Itoobiya iyo maleeshiyaad deegaanka ah oo kasoo jeeda gobolka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.