image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad...

Saciid DENI oo ka qayla dhaamiyay dhibaatooyin ku soo kordhay Puntland

Garoowe  (ONKOD ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa sheegay in deegaanada maamulkaas uu dhibaato ku haya...

Madaalle muxuu yahay cabsida uu ka qabo amniga caasimadda ?

Muqdisho (ONKOD ) Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa  isugu yeeray Guddoomiyahaasha degmooyinka gobolka Banaadir shir deg...

Xildhibaano ka dooday fadeexadii Soomaaliya ka soo gaartay China

Muqdisho (ONKOD )  Maanta oo Axad ah xarunta Golaha shacabka waxaa ka qabsoomay fadhi su’aalo lagu waydiinayay Wasiirka dhallinyarada...

Puntland : Xarfo ciidan gadoodsan oo xirtay waddooyinka muhiimka ah

Garoowe (ONKOD ) sida ay sheegayaan wararka aan ka helayno degmada Xarfo ee Puntland ciidan gadoodsan ayaa xirtay waddooyin...

90 qof oo ku dhintay dab ka kacay kaymaha Maui ee gobolka Hawaii ee...

NewYork (OKOD ) Ugu yaraan 89 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabka ka kacay Maui ee...

Laascanood : Somaliland oo duqeymo ka fulisay gudaha magaalada & duleedkeeda

Laascanood  (ONKOD ) Magaalada Laascanood ee gobolka Sool wararka aan ka helayno ayaa sheegaya in halkaas maanta laga maqlayo...

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo si xirfadaysan u bandhigay xalka Somaliland

Muqdisho (ONKOD ) Waxaan xanuunka iyo murugada la qaybsanayaa maamulka, shacabka iyo gaar ahaan ehellada ay dadkoodu ku dhinteen...

Mucaaradka Somaaliland oo iska diiday dalab ugu yimid Muuse Biixi

Hargaysa (ONKOD ) Labada xisbi mucaaradka ee Somaaliland ayaa qaadacay shir uu ugu yeeray Madaxweyne Muuse Biixi, kaasoo looga...

MUQDISHO : Saraaakiil oo ciidan oo lagu dilay kuwa kalena lagu dhaawacay

Muqdisho (ONKOD) Magaalada  Muqdisho waxaa ka dhacay qaraxyo waxyeelo ay ka soo gaartay saraakiil ka mid ah ciidanka Dowladda...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.