image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Wariye Bulbul oo maalintii Seddaxaad ku afduuban Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Wariye Maxamed Ibraahim Bulbul ayaa maalintii sedaxaad ku afduuban magaalada Muqdisho. Khamiis ayaa rag hubeysan oo dhar cad...

XAQIIQ: Xasan Sheekh oo dhaleecayn kala kulmay tacsi la’aanta Abwaan KEDIYE

Muqdisho (ONKOD) Magaalada Laascanood ee gobolka  Sool waxaa ku geeriyooday , AUN Abwaan Jaamac Kadiye, kaas oo ku dhintay...

Siciid Deni oo Muuse Biixi ku edeeyay dilka Abwaan Jaamac Kediye

Garoowe  (ONKOD ) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray eheladii iyo asxaabtii uu ka...

GAARISSA : Xildhibaan argagax ku tilmaamay falkii lagu laalayay dhallinyaro

Garissa (ONKOD) Warar  kala duwan  ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay 6 dhallinyara ah kuwaas oo lagu dilay...

Hooyo & caruur ay dhashay oo ku dhintay qarax miino

Ruun-nurgood (ONKOD ) Wararka aan ka – helayno  gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax...

XAQIIQ : MD Xasan Sheekh aadbuu u jecel yahay qofkii Amaana !!

Dhuusmareeb (ONKOD)  Warbaahinta gudaha waxa qabsaday xildhibaano aad u dhaliilsan hadal aqalka sare ka soo  yeeray Senator  Osmaan Dubbe...

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo maalikii labaad ku xiran xabsiga Mandheera

Mandheera (ONKOD) Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa habeenkii labaad ku hoyday saldhiga degmada Mandheera, kadib markii...

SOMALILAND Jabhad hubaysan ayaa dhibaato ku haysa Muuse siduu uga hadlay

Hargaysa (ONKOD) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dhibaato ba’an deegaanada maamulkaas ay ku hayaan koox maleeshiyaad...

Weriye Bushaaro Baandey oo maanta la xukumay

Hargaysa (ONKOD ) Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex ee maamulka Somaliland ayaa saaka oo Talaado ah xukun 1 sano oo...

Dilalka rayidka oo ka socda gobolka Amhaarada oo kordhay.

Adis Ababa (ONKOD) Shaqaalaha caafimaadka ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in ugu yaraan 26 qof oo rayid ah ay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.