image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Banaanbaxyo ka dhan ah Dowladda Xasan Sheekh oo ka dhacay Beledwayne

Beledwayne (ONKOD) Magaalooyinka ka mid ah dalka waxaa ka soconaya banaanbaxyo waawayn oo loogu diidan yahay xariga Dowladda ay...

HRW ‘’ Boqolaal Tahriibayaal ayay dileen ciidanka Ilaalada Xuduuda Sacuudiga ‘’

Riyadh (ONKOD) Ciidanka  Sacuudiga ayaa lagu eedeyay in ay ku dhaqaaqeen  gabood falo ka dhan ah xuquuqda Aadanaha oo...

“Shabaab la dirir, shabaab ku beddel waxba soo kordhin meyso”

Amsterdam (ONKOD) Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa sheegtay in ay bilaabayso wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-...

BANAANBAXYO , ruxay waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda

Muqdisho (ONKOD ) Waddooyin muhiim ah oo magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo waawayn oo lagu diiday xariga...

Sheegow waxaa ku xiga weerar kale oo lagu qaadi doono Saraakiil kale

Muqdisho (ONKOD) Xog cusub ayaa ka soo baxaya sababta keentay in weerar lagu qaaday  Generaal Sheegow oo ciidanka  Dowladda...

Bartamaha Garoowe oo dagaal uu ka dhacay & khasaaraha jira

Garoowe (ONKOD)  Inta la xaqiijiyay  laba askari  oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa dhintay kaddib iska hor imaad xalay...

Duniyo ‘’ Weerarka Sheegow waa midib sooc kama aamusi doono ‘’

Muqdisho (ONKOD)  Weerarkii Dowladda Soomaaliya ay ku qaaday , Generaal Sheegow isla markaana lagu xiray ayaa waxaa ka dhashay...

Bulbul oo ku jiro afduub & Garsoore la horgeeyay maanta

Muqdisho (ONKOD ) Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha Somali Journalists Syndicate - SJS mr. Mohamed Ibrahim Bulbul ayaa barqadii...

WARCUSUB : Hoobiyaal lagu garaacay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (ONKOD) Tiro  hoobiyaal ah ayaa saaka ku dhacay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho sida ay ku warameen...

Ciidanka Dowladda oo isku eryanaya waddooyinka caasimadda

Muqdsho (ONKOD) Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa in ka badan 24- saac waxa ay ku dul dagaalamayaan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.