image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Dad badan oo ku dhibtay dab ka kacay Johannesburg

Johannesburg (ONKOD) Inta la xaqiijiyay 63 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika,...

Ujeedka safarka RW Xamse ee Shabeellaha Dhexe & xog dheeraad ah

Aadanyabaal (ONKOD) Ra’iisulwasaare Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray maanta taliska ciidamada Xoogga ee dagaalka  ee dagaalka sugan degmada...

3,000 oo ka tirsan ATMIS oo dalka ka baxaya sida ugu dhaqsiyaha badan

Muqdisho (ONKOD ) Waxaa soconaya qorshe lagu doonayo in ciidanka ATMIS ay kaga baxaan dalka si amniga ay ula...

GABON : Afgambi ayaa ka dhacay MD Bongo xabsi guri ayuu ku jira

Gabon (ONKOD ) Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka. Waxa ay...

Sheekh Shariif ‘’ Fursad hala siiyo Nabadda Laascanood ‘’

Muqdisho (ONKOD) Madaxwaynihii hore ee dowladii KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in la  joogo waqtigii wada hadal lagu...

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin ugu tagayaa Cali JAYTE ?

Beledwayne (ONKOD ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha...

MD Xasan “Waxaa la joogaa waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa awoodda ciidanka qiyaanada...

Dhuusmareeb (ONKOD ) Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la  joogo waqtigii lala xisaabtami lahaa kuwa...

Bulbul oo si qarsoodi ah loo geeyay Maxkamadda –‘’SJS Walaac ayay ku haysaa...

MUQDISHO (ONKOD) Maanta oo Talaado ah, iyadoo aan la wargelin qareenada iyo qoyska, ayaa Xoghayaha Warfaafinta iyo Xuquuqda Aadanaha...

Taliye ka tirsan Hay’adda NISA oo xaaskiis ay ku dishay Doolow

Doolow (ONKOD) Ilo xog ogool ah oo  ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta degmadaas...

Wasiirka Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka

Muqdisho (ONKOD )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka ruqaansaday deegaano badan ka dib maro kala duwan oo ka soo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.