image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

DEG -DEG : Miski Mohamed Mohamud oo u shaqeysa DFS oo isku dil ka...

Muqdisho (ONKOD) Waxaa maanta isku day dil ka badbaaday, Gabar lagu magacaabo Miski Mohamed Mohamud, oo ka shaqeysa Hey’addaha...

Suxufiyiin ka howlgala Muqdisho oo ka dhiidhiyay afduubka BULBUL

Muqdisho (ONKOD) Saxafiyiinta Muqdisho ka hawlgala ayaa maanta qabtay kulan ay ku dalbanayaan in xorriyaddiisa la siiyo Xoghayaha Warfaafinta...

MD Xasan oo Maxaas kula kulmaya Cali JAYTE & Sheekada howlgalada

Maxaas (ONKOD) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka ee  gobolka Hiiraan. Degmada  Maxaas...

Ma – la joogaa waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (ONKOD) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii...

Dowladda oo dib u dhigaysa qorshaha ka bixitaanka dalka ee ATMIS

Muqdisho (ONKOD) Midowga Afrika ayaa wada qorshe ku aadan sidii dalka ay uga bixi lahayeen ciidanka ATMIS , si...

MUQDISHO : Gaari sida qudaar oo ku qarxay bar ciidanka DF ay ku leeyihiin...

Muqdisho (ONKOD ) Wararka aan ka helayno degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas  goordhaw uu ka...

Maxaa hadal – hayn ka dhigay dagaalkii ka dhacay Cawswayne ?

Dhuusmareeb (ONKOD )  Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Cawswayne ee gobolka...

BOOSAASO : Dil lagu fuliyay laba qof oo hore u dilay marxuumad Fardowso Warsame

Boosaaso (ONKOD) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa saakay dil toogasho ah lagula fuliyay laba nin oo lagu...

Taliska ciidanka xoogga dalka siduu uga hadlay fashilkii Cawswayne – ?

Muqdisho (ONKOD) Ka dib markii uu soo baxay shakiga ku aadan in ciidanka lagu qayaanay weerarkii ka  dhacay, Cawswayne...

Saraakiil DFS oo u jooga Asmara soo celinta ciidamo halkaas lagu tababaray

Asmara (ONKOD ) Waxaa  soconaya dadaalo  Dowladda Soomaaliya ay ku doonayso in dalka ay ku soo celiso tiro badan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.