image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Ciidankii ugu badnaa oo isaga baxay deeganadii hore loogu saaray...

Ceelbuur (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga baxay deegaanadii  ugu badanayd ee dhawaan ay kala wareegeen kooxda Al-  Shabaab...

Axmed Madoobe Muxuu ku dhaliilay howlgalada ka socda Galgaduud ?

Dhuusmareeb (ONKOD ) Deegaano badan oo ka mid ah gobolka galgaduud waxaa ka soconaya howlgalo ujeedkoodu uu yahay  in...

Khilaafka saraakiisha hoggaanka howlgalada oo saameeyay dagaalka AS

Muqdisho (ONKOD) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa isaga soo baxay deegaano dhawar ah oo ay ka qabsadeen kooxda Al- Shabaab...

Banaanbax loo diiday in ay dhigtaan Beesha JAREERWAYNE

Muqdisho (ONKOD) Maanta oo Axad ah waxaa lagu waday in magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo waawayn oo ujeedkoodu...

Shariif ‘’Baaritaan madax banaan waa in lagu sameeyaa weerarkii Cowswayne’’

Muqdisho  (ONKOD )  Madaxwaynihii hore ee  Dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii khasaaraha...

Shir ay ka maqan tahay PUNTLAND oo maalinkii labaad ka socda Dhuusmareeb

Dhuusmareeb (ONKOD) Maalinkii labaad waxa magaalada Dhuusmareeb ka soconaya shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Soomaaliya iyo maamul...

XOGTA Shirka madasha wadatashiga Qaran & ka qayb galka DENI ee madasha

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusmareeb ee gobolka Galgaduud waxa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wadatashiga Qaran ee madaxda...

Booliska oo soo saaray go’aan ka hor imaanaya dastuurka & xuquuqda Aadana

Muqdisho (ONKOD) Boliiska Soomaaliya ayaa mamnuucay in bannaaanbax Muqdisho lagu qabto wargelin la’aan  sida lagu sheegay war  ka  soo...

DAACISH oo albaabada u laabtay goobaha ganacsiga ee Boosaaso

Boosaaso (ONKOD) Wararka aan ka helayno – magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda DAACISH ay xanibeen...

Shirka madasha ee Dhuusmareeb ka fumaya, DENI maka qayb galayaa ?

Dhuusmareeb (ONKOD) Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu ka furmo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.