image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Africom oo xaqiijisay duqeyntii ay ka fulisay buuraha Calmiskaad in ay ku dishay madaxii...

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee jooga Afrika ee AFRICO,M ayaa lagu faah faahiyay...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay weerar ay qorsheynayeen Al-shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug,...

Goobaha ganacsiga ee suuq Bakaaraha ee Muqdisho oo dib u furmay kaddib…

Waxaa maanta dib loo furay goobihii ganacsiga  ee suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaddib markii cabasho ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Azerbaijan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ku gaaray magaalada Baku ee caasimadda Azerbaijan, taas oo...

DEDEG: Wararka ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Radio Onkod 11-2-2025

    Wararka ugu waa weyn ee Soomaaliya iyo Caalamka ee Radio Onkod 11-2-2025   https://www.youtube.com/watch?v=9rX7L7W5seA

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka socda Buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo weli in ka badan dhowr saac ka socda buuraha Calmiskaad...

MW Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray ciidamo katirsan NISA oo ku biiraya...

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kuwaasi...

Guddoomiye Aadan Madoobe “Dowladda marnaba raali ka aheyn in ganacsatada culeys la saar”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan xasaasi ah la yeeshay madaxda Hay’adda IOM

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiska ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxa Hey’adda...

Trump oo ilaa sabtiga u qabtay in lagu sii daayo maxaabiista Yahuuda

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniinti shalay sheegay, in haddii aanan la soo deynin la heytaystayaasha Isra’il ee lagu...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.