image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Warshadii qaraxda iyo biraha gaadiidka u sameyn jitay Daacish oo la burburiyey

Duqeymo diyaaradeed oo xalay ka dhacay deegaanka Sheebaab ee buuraha Calmiskaad ee Puntland, ayaa lagu burburiyey warshadii qaraxyada u...

Ciidanka Jubbaland oo soo qabtay ninkii Al-shabaab u qaabilsanaa maxkamadda deegaan hoostaga G/ Jubbada...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada Jubbaland ay ka sameyeen deegaanka Lafo-gari oo hoos taga...

Muxuu madaxweyne Xasan Sheekh kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Meertada 38-aad ee Shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kulan-doceed la...

Maxkamad xukun ku riday laamane ku nool Muqdisho oo iska duubay muqaalo anshax xumo...

Maxkamadda degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, ayaa 2 sanno oo xabsi ah ku xukuntay Nin iyo Xaaskiisa oo  124...

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay wasiirka deegaanka dalka Muritaaniya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka, Maxamuud Macallin Cabdulle, oo hoggaaminaya wafdiga Dowladda Soomaaliya kaga qeyb-galaya Madasha 6-aad ee Dalalka Carabta...

Duqeymo culus oo lagu dilay xubno katirsan Daacish oo ka dhacay Puntland

War-saxaafadeed kasoo baxay  Taliska ciidamada Puntland, ayaa looga hadlay duqeymihii u dambeeyey  ee diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraha Calmiskaad...

Maxaa looga hadlay kulanka ay maanta yeesheen golaha wasiirada ee XFS ?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxa ay ku yeesheen magaalada muqdisho, waxaana...

Xabbad-joojinta Gaza oo laga baqayo in ay burburto

Wasiirka Gashaandhiga Israa’iil ayaa Arbacadi wacad ku maray, in cadaab daran oodda laga qaadi doono, haddii Xamaas ay ku...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Azerbaijan Mudane Ilham Aliyev, ayaa maanta ku kulmay magaalada...

Degmada Afgooye askari loo dilay muuqaal uu share gareeyey dartiis.

Wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay askari katirsan...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.