image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Dhibbane Gaboose oo xog cusub ka bixiyay dilkii Eng Yariisow iyo

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii hore xafiiska hanti-dhowrka ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Maxamuud Gaboose, oo ka mid ahaa...

Xil-wareejin caawa ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo...

Muxuu Cabdiraxmaan Cabdishakuur kala hadlay Wasiir Khadiijo iyo wasiiro goboleedyada dalka

Muqdisho (Onkod Radio) —  Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa...

Kulan ka dhacay Jigjiga oo looga hadlay sicir bararka xooggan

Jigjiga (Onkod Radio) — Wadamada saxaraha ka hooseeya ee Africa ayaa waxay wajahayaan xaalad dhaqaale oo ba’an, iyadoo qiimaha...

Qarax miino oo lagula eegtay ciidamada DF deegaanka Ambareeyso

Muqdisho (Onkod Radio) — Qarax miino oo lagu aasay Bar koontarool oo ciidanka dowladda Federaalka ay ku leeyihin tuulada...

Askar ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo qaad dhaceysay ayaa si bareer ah u...

Muqdisho (Onkod Radio) Askar ka tirsan ciidamada millateriga Soomaaliya, oo ku hubeysnaa qoryaha fudud ayaa si bareer ah maanta...

Tobaneeyo qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday kaniisad ku taal Nigeria

Muqdisho (Onkod Radio) — Ugu yaraan 31 qof ayaa ku dhintay toddobo kalena waa ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka...

Mid kamid ah ilaalada gaarka ah ee guddoomiye Cumar Finish oo la dilay

Muqdisho (Onkod Radio) — waxaa goordhoweyd magaalada Muqdisho lagu dilay Xuseen Abuukar Nuur oo kamid ahaa Ilaalada gaarka ah...

Ololaha doorashada Kenya oo si weyn uga socda deegaannada Soomaalida

Garissa (Onkod Radio) — Ololaha doorashada Kenya ayaa xowli ah uga socda dhulka Soomaaliya, iyada oo siyaasiyiinta Kenya ay...

Taariikhda hoggaamiyihii ururka Al-Itixaad Sheekh Cali Warsame oo geeriyooday

Muqdisho (Onkod Radio) — Waxaa geeriyooday Sheekha Soomaaliyeed ee caanka ahaa, ee reer Burco Sheekh Cali Warsame Xasan isaga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.