image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Rooble oo kala diray guddiyadii doorashada dadban

Muqdisho (Onkod Radio) — Xafiiska Ra'isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddiyada doorashooyinka dadban. Guddiyadaasi oo isugu...

Erdogan oo markale weeraray Sweden iyo Finland

Ankara (Onkod Radio) — Madaxweynaha Turkiga Rajab Tayib Erdogan, ayaa sheegay in wadahadal uu toddobaadkan la yeeshay Sweden iyo...

Villa Somalia o beenisay arrin la sheegay inay qorsheyneyso

Muqdisho (Onkod Radio) — Afhayeenka cusub ee Madaxtooyada Villa Somalia, Cabdikariin Cali Kaar ayaa markii u horeysay beeniyay in...

Agaasimihii Villa Somalia, ee Farmaajo oo shaaciyay in deyn lagu leeyahay + Video

Muqdisho (Onkod Radio) — Agaasimihii hore ee Villa Somalia Maxamed Cabdullaahi Ciise, oo xalay xilkaas wareejiyey ayaa shaaca ka qaaday...

Xaaladda magaalada Qudus oo maanta aad u kacsan

Muqdisho (Onkod Radio) — In ka badan kun qof oo Yahuud ah ayaa galay barxadaha Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan...

Sawiro, Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qeeybgalay janaasada Cabdullahi Shirwac

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Ra'iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas'uuliyiin iyo dadweyne ayaa...

Muxuu Sheekh Cali Wajiis ka yiri tallaabooyinkii uu qaaday Xasan Sheekh?

Muqdisho (Onkod Radio) — Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay isbaddelka siyaasadeed ee...

Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray geerida Cabdullahi Maxamed Shirwac

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo saaray geerida...

Koobka Champions League-ga: Guusha Real Madrid iyo niyad jabka Liverpool

Muqdisho (Onkod Radio) — Kooxda Liverpool oo doonaysay in ay markeedii 7-ay ku guulaysato koobka Champions Leaque-ga ayaa waxaa...

AUN Cabdullaahi Shirwac oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho (Onkod Radio) — Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday AUN Cabdullaahi Maxamed Cali Shirwac, Guddoomiyihii hore ee Ururrada Bulshada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.