image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

MW Xasan Sheekh oo cadeeyay sida Soomaaliya uga go,an tahay wax soo saarka Beeraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa maanta magaalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qeyb galay Shirka Sare ee...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka Imaaraatka u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Kambaala iyo ujeedka safarkiisa

Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxauud ayaa goordhweyd ka degay Magaalada Kambaala ee caasimada dalka Yugandha,  halkaasi...

MW Xasan Sheekh oo kulan la qaatay madaxda Dalladaha Ururada Bulshada Rayidka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay qaar ka mid ah madaxda Dalladaha...

Booliska gobolka Banaadir oo soo bandhigay rag iyo dumar geystay falal amni darra ah

Taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, ayaa xalay soo bandhigay 23 ruux oo isugu jira wiilal iyo gabdho...

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka CAADP ee Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Danjire Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirka...

Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirada ee maanta qabsoomay ?

Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul...

Dabki ugu khatarsanaa oo ka socda duleedka Magaalada Los Angeles

Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka 1,000 gurina ay ku basbeeleen dab xoog...

Xaaska Fanaanka caanka ah ee Dayax Dalnuurshe oo ku geeriootay Muqdisho

Alle hau naxariiste waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeritootay Xaaska fanaanka Dayax Dalnuurshe, Farxiya Cabdirixiim, sida ay inoo xaqiijiyeen...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay maanta Safiirka Dowladda Turkiga...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.