image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Yahuuda oo duqeyn ku dishay 20 qof kadib shaacinta heshiiska la gaaray

Duqeyn xaga cirka ah oo ay fulisay Israa'iil ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 qof oo ku...

Ciidanka ammaanka oo qabtay gaari iyo walxaha qarxa oo losoo waday Muqdisho

War kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka ammaanka ay howlgal ay sameyeen ku guuleysteen inay...

RW Xamsa oo kulan xasaasi ah la qaatay wakiilka midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday Mashaariic Horumarineed

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige ayaa kulan kula Xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa...

Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax miino oo haleeyay gaari Noah oo ay saarnayeen dad shacab ah,...

Maxey kawada hadleyn wasiir Fiqi iyo madaxweyne ku-xigeenka waddanka Kenya ?

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, oo ku sugan magaalada Nairobi, ayaa la kulmay madaxweyne ku-xigeenka waddanka...

Faaf faahin: dagaalamayaal katirsan Al-shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Baay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal dhex-maray dagaalamayaal katirsan kooxda Al-shabaa, kaasbi oo ka dhacay deegaanka Ceeldhuun-adeegow oo...

RW Xamsa oo tageeray howlgalka ay Puntland kula dagaalameyso kooxda Daacish

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa ka hadlay dagaalka...

MadaxweynahaKuuriyada Koonfureed oo xabsiga loo taxaabay

Waaxda la dagaallanka musuq maasuqa Kuuriyada Koofureed ayaa shaacisay in aroornimadi hore ee Arbacada maanta ah lasoo xiray madaxweynihi...

Muxuu kala hadlay wasiirka cadaalada soomaaliya safiirka dalka Swedan ?

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS Xasan Macalin Maxamuud ayaa qaabilay Safiirka dalka swedan u fadhiya dalkeena Soomaaliya...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.