image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Soomaaliya iyo Tanzania oo seddex heshiis ku kala saxiixday Daaru-salaam

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania kula saxiixday...

Dagaal geystay Khasaaro kala duwan oo ka dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal saakay ka dhacay waaxda Ciise Cabdi ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Dagaalkan...

Dowladda Soomaaliya oo kireystay shirkad Qareeno ah si ay uga hortagto in Mareykanka uu...

Sida wararka anu heleyno ay sheegayaan dowladda Soomaaliya ayaa qaaday talaabo kale oo ay ku dooneyso in ay markale...

Madaxweyne Xasan Sheekh “dadkayagu 50% ma haystaan Koronto ku filan”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Shirweynaha Tamarta Afrika ayaa soo bandhigay qorshaha dowladda...

Wasiirka amniga Hir-shabeele” dagaalkii maanta khasaaro culus ayaa lagu gaarsiiyay argagixisada”

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad goboleedka Hir-shabeele Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deeganada ku...

Fallaagada M23 iyo ciidamada Congo oo labaduba sheeganaya gacan ku heynta magaalada Goma

Sarkaal ka tirsan dowladda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa shaaciyay in ciidanada ay haatan gacanta ku hayaan inta...

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb galay shirka maxkamadaha dalalka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka  Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalay Shirkii 8-aad ee Guddoomiyeyaasha...

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidanka xoogga iyo Al-shabaab oo ka socda deegaanka ku...

Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya dagaal wali ka socda deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiraan, kaasi oo u dhaxeeya...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Tanzaaniya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania, si uu uga qaybgalo Shirweynaha...

Muxuu kala hadlay wasiirka warfaafinta ee XFS Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan ?

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee KMG ee Xoghayaha Guud ee...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.