image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka

Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiisyo ay wada galeen Soomaaliya iyo Azerbaijan

Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulankoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare...

Howlgalka AUSSOM oo qabtay hub iyo xubno lagu tuhmayo inay katirsan yihiin Shabaab

Howgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka Militariga iyo kuwa Nabad Sugida ee Soomaaliya oo kaashanaya howlgalka AUSSOM,...

Ciidanka xoogga dalka oo ka hortagay qarax miino oo lagu aasay suuq ganacsi…

Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hortagtay qarax ay Al-shabaab damacsanayeen inay ka fuliyaan suuqa ganacsi oo ku yaalla  degmada...

Donald Trump oo qorsheynayo in shacabka reer Gaza loo qeybiyo Soomaaliya iyo Morocco

Warbixin uu baahiyay wargeysa Jerusalem Post soona xiganaya  Channel-ka N12, ayaa sheegay in maamulka Madaxweyne Trump, uu qorshenayo in...

Xildhibaanada Jubbaland oo si kulul uga hadlay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baardheere

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland ee ku sugan Degmada Doolow gobolka Gedo, ayaa ka hadlay dagaalkii khasaaraha dhaliyay...

Turkey oo ka hor-timid qorshaha Trump ee Gaza

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Turkiga ayaa si adag u dhaleeceeyay qorshaha uu soo jeediyay Madaxweyne Donald Trump ee ah...

Maamulka Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii saakay ka dhacay degmada Baardheere

Maamulka Jubbaland ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii  khasaaraha dhaliyay ee saakay ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. War-saxaafadeed...

Dagaal ka dhacay degmada Baardheere oo lagu dilay guddoomiyihii Arrimaha bulshada degmadaasi

Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal xooggan oo saakay waaberigii  hore ka dhacay degmada Baardheere  ee gobolka Gedo, kaasi...

Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo la kulmay wefdi ka socda dalka Azerbaijan

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu...

Ninkii weeraray Salman Rushdie oo maxkamad la soo taagayo

Ninka lagu eedeeyay inuu isku dayay dilka qoraaga Salman Rushdie, taasoo keentay inuu wayao aragga isha midig, ayaa Talaadada...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.